Ciidamada Turkiga oo qabtay Haweenay la dhalatay Abuubakar Al Bagdaadi iyo Sir badan oo… 

Ciidamada Turkiga ee howlgalka milatari kawada Waqooyiga dalka Siiriya ayaa gacanta ku dhigay haweeney la sheegay in ay la dhalatay Hogaamiyihii dhawaan la dilay ee Kooxda Daacish Abuubakar Al Bagdaadi. Rasmiya Awad oo ah 65-sabo jir ayaa shalay lagu qabtay magaalada Azaz ee Waqooyiga dalka Siiriya, waxaana haweeneydan lala xiray xubno kamid ah qoyskeeda ay meel … Continue reading Ciidamada Turkiga oo qabtay Haweenay la dhalatay Abuubakar Al Bagdaadi iyo Sir badan oo…